@amiirmuhanad9734

Website kaan waa run aniga ayaa tijaabiyay

@xaajigiixadeedmaray9358

War lacag ciyaar lagu helo majirto 0.014 rub wxy udhigantaa 0.00002 dollar malinkii hadaad cirka ubaxdo wxd samyn kartaa 0.02 dollar marka wa lugooyo

@hashimmaxamadbudul9981

Wll waan fahmila ahay

@InnaIssak-bq1dx

SIilka hoyada😂

@sahromaxamuud252

Jazaaka allah aqii waanku wataa

@mariachannel8512

Keep going wll

@edbanofficial4425

Wll ma runbaa ma adigaa tijaabiyay inuu waqti iga lumo ma rabo

@hamdaamiizha7389

Maad cadi eheen wx dadku wada isticmalayan la kalay YouTube layne

@Zapz4412

numberka somaliya kuma xidhmaayo miyaa ustaad thanks numberkii ayuu i diiday dhamaan wixii kale oo dhan waan dhamaystiray

@aminadheman

Muqaladada waa shuguguc

@walalahasign3670

Wll hore usoco waan kula socdaa jazaaka allah

@arohipea3536

Wll casharadan oo kale noosoo badi

@respectmoodreal

Hada ma sameysan maraa

@hassanmuseqoorceel2664

Asc wlle ma waxaa la iga rabaa inaan ahay you tuber wlle

@husseinsaleeban9093

Verification kii wali iima samaynayaan

@abdiqafaaribraahiim2108

100 rub waa  $1   1000 rub   waa   $17.5   wqati lumis soo mahan shp  🤣😂😂

@husseinsaleeban9093

Sxb waqti ha nagaga lumin haddii aanu lacagta bixinayn marka laga shaqaysto Ka dib